Trump oo shaqada ka joojinaya hay’ad Soomaalida saameyn weyn ku leh

Hay’addan waxaa la aasaasay sanadkii 1961, xiligaas oo uu Madaxweyne John F. Kennedy dhisay, waxaana ka shaqeeya ku dhawaad 10,000 oo shaqaale ah, iyadoo miisaaniyaddeedu gaarayso ku dhawaad $40 bilyan taasoo lagu qabto mashaariic lagu caawinayo dadka saboolka ah ee caalamka

Go to Source
Author: @bbcsomali

Classical for Yoga
Classical for Studying
Classical for Coding